Yeel waxay qabanqaabisay kulan tababar oo soconayey mudo laba cisho ah oo ku saabsana kobcinta xirfada hogaaminta siysda ee dhalinyarada iyo haweenka. Kulankan oo loo qabtay garabka dhalinyarada iyo haweenka ee xisbiga kaah somaliland Tababarkan ayaa qayb ka ah mashruuca Wompol. #wompol #yeel

#yeel

#wompol

Dood Furan : Panel Discussion


Community Leaders Dialogue